raransasho eeg raranso.
raranso Cunto raran ku bislaysasho.
rarasho eeg raro.
rarid eeg rar². ld raris, rarmo.
raris ld rarid.
rarmi Wax raran muddo yar dhexgelin.
rarmid eeg raran².
rarmin eeg rarmi. ld rarmis.
rarmis ld rarmin.
rarmo ld rarid.
rarnaan eeg raran². ld rarnaansho.
rarnaansho ld rarnaan.
raro1 1. Gogol caws ka samaysan. 2. Laba kuus oo baruur ah oo dhabarka gorayada ku yaal oo subag la isku daweeyo laga shiilo. raro2 Xamuul gaadiid saarasho. raroosh R. ah: awr muddo dheer raray ahaa oo aad caato u ah.
rarooy ld rarooyo.
rarooyo Awrta la rarto. ld raroy.
rarrab 1. Dhismo qoryo ka samaysan, qaab sariireed leh oo maydka lagu dhaqo laguna qaado. 2. ld. rabrab (1).
rarriib1 Cadaadinta wax meel lagu cadaadiyo. rarriib2 Ku r.: Wax, meel ku cadaadin. rarriibid eeg rarriib².
rasaas 1. Xabbad. 2. Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. ld risaas.
rasaasayn eeg rasaasee. ld risaasayn.
rasaasee Wax xab-bad ku ridid. ld risaasee.
rasan Qof aan nadaafadda ku dadaalin ahaansho.
rasayn eeg rasee. ld rasays.
rasays ld rasayn.
rasaysan Wax la raseeyay ahaansho.
rasaysasho eeg rasayso.
rasaysnaan eeg rasaysan. ld rasays-naansho.
page : 1261 of 1584
<< < 1256 1257 1258 1259 1260 1261 1262 1263 1264 1265 1266 > >>