Raro
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Gogol caws ka samaysan. 2. Laba kuus oo baruur ah oo dhabarka gorayada ku yaal oo subag la isku daweeyo laga shiilo.
Raro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Xamuul gaadiid saarasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raro ↴
afla' | aqalsoomaali | araro | buub | daso | deked | dhambal | dheeg | gar | garruud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg