rarrab
(m.dh) (-bo, m.l)1. Dhismo qoryo ka samaysan, qaab sariireed leh oo maydka lagu dhaqo laguna qaado. 2. ld. rabrab (1).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rarrab ↴
rabrab [m.dh]
1. ld rarrab (2). 2. Orod boodbood ku jiro oo xoolaha iyo ugaartu sameeyaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg