Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: gur
reerguuraa2  Dhaqanka beeraleyda daaqsatada ayaa in ay u kale kaxeeyaan kadimadooda iyo dhyohooda laba gobol oo cimiladoodu kala duwantahay. Gobollada buuraleyda ah xoolaha waxa laga kaxeeya daaq-buuredka jiilaalkii waxaana dib loogu soo celiyaa xagaaga. reerguuraraac  ld guuraraac.
reerguuraraacnimo  ld guuraraac-nimo.
reermadow  Idaha iyo lo'da.
reermagaal  1. Dadka intiisa magaalooyinka ku nool. 2. R.ah: qof ilbax ah. ld reermagaalo.
reermagaalnimo  Qof reer magaal ah-aansho.
reermagaalo  ld reermagaal.
reermiyi  Dadka miyiga ku nool.
reermiyinnimo  Reermiyi ahaansho.
reeryee   ld heeryee.
reeryeyn  ld heeryeyn.
reeryeysan   ld heeryeysan.
reeryeysnaan  ld heeryeysnaan.
reeryeysnaansho  ld heeryeysnaan.
reeryo  ld heeryo.
reexaan  ld riixaan.
rejee   ld rajee.
rejen  ld rajab.
rejeyn  ld rajayn.
rejo  ld rajo.
reydab  Geed hareeriga u eg, qodax lahayn, ubax cad oo udgoon leh, oo laga goosto udbaha aqallada.
reyfali  Quful weyn.
reynree   Farxad iyo barwaaqo ku noolaad. ld reyree.
reynreyn  eeg reynree. ld reyreyn.
reyree   ld reynree.
reyreyn  eeg reyree. ld reynreyn.
reyte   1. Silig shaqab ah oo sariiraha lagu sameeyo. 2. Miro kuuskuusan oo miraha gobka ka yara weyn leh midab madow oo dharka lagu dhaqan jiray.
rh faktar   (baay.) Koox antijin ah oo unugyada cas-cas ee dhiiggu ay ku leeyihiin ama ayan ku lahayn. Wuxuu saldhig u yahay habka qaybta dhiigga ee reesuus.
ri'   Neef aricad ah oo dheddig ah.
rib  R. ah: hoore adag.
page : 1265 of 1584
<< < 1260 1261 1262 1263 1264 1265 1266 1267 1268 1269 1270 > >>

 

Exit mobile version