Reerguuraa
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Dad xoola dhaqata ah ee hadba degaan cusub u guura.
Reerguuraa
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhaqanka beeraleyda daaqsatada ayaa in ay u kale kaxeeyaan kadimadooda iyo dhyohooda laba gobol oo cimiladoodu kala duwantahay. Gobollada buuraleyda ah xoolaha waxa laga kaxeeya daaq-buuredka jiilaalkii waxaana dib loogu soo celiyaa xagaaga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga reerguuraa ↴
jidhi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg