Reyte
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)1. Silig shaqab ah oo sariiraha lagu sameeyo. 2. Miro kuuskuusan oo miraha gobka ka yara weyn leh midab madow oo dharka lagu dhaqan jiray.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga reyte ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg