Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: gur
roor2   1. Orod samayn. 2. Cinjir, xarig iwm isku soo ururid. 3. La r.: nin naag uu guur ka rabo la baxsasho. roori   1. Xarig siriq leh xoog u dhufasho si uu u guntamo. 2. Cinjir, xarig, iwm isku ururin.
roorid  eeg roor².
roorin  eeg roori.
roorsad  ld roorsasho.
roorsasho  eeg roorso. ld roorsad, roorsi.
roorsi  ld roorsasho.
roorso   Rati qooqan hal cayrsasho si uu u abaahiyo.
rooti  Cunto ka samaysan bur cajiiman, khamiir iyo waxyaalo kale oo marka la jarjaro foorno lagu dubto.
rootile   1. Qof rootiga iibiya. 2. Meesha rootiga lagu gado.
rooxaan  Jinniyo la aaminsan yahay inay u shaqeeyaan wadaaddada qaarkood. ld ruuxaan.
rooxo  Geedsaar leh caleemo balballaaran, miro kuwa yaanyada waa-weyn u eg oo la cuno.
roqbi   ld rogbi.
roqbin  ld rogbin, rogbis.
roqbis  ld rogbin.
roqob   ld rogob.
roqobsad  ld rogobsasho, roqob, roqobsasho.
roqobsasho  ld rogobsasho, roqobsad.
roqobsi  ld rogobsasho, roqobsad, ro-qobsasho.
roqobso   ld rogobso.
roqor   Buro yar.
rorog1  Istaag. ld rogrogid. rorog2   Taagnaan ku sugan. rorogid  eeg rorog². ld rogrog¹.
rorogsasho  ld roogsasho.
rorogsi  ld roogsasho.
rorogso   ld roogso.
rowle   Qof aan xoog-sanayn oo dadka kale ku dul nool; masha-qeyste.
rubac  ld rubuc.
rubad  1. Cunaha nafleyda. 2. Naf; ruux.
page : 1276 of 1584
<< < 1271 1272 1273 1274 1275 1276 1277 1278 1279 1280 1281 > >>

 

Exit mobile version