Boolicun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qof hanti booli ah ku dhaqma. ld boolicune, booliquute.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boolicun

boolicune | booliquute |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg