Roor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Orod. 2. Jirjiroole. 3. Cudur maskaxeed geela ku dhaca oo la rumaysanyahay in uu ka qaado qaniinyada jirjirroolaha.
Roor
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Orod samayn. 2. Cinjir, xarig iwm isku soo ururid. 3. La r.: nin naag uu guur ka rabo la baxsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga roor ↴
haad-karoor | ibalaroor | iballaroor | aroor | aroor | aroor | aroore | aroore-holac | aroore-qaade | aroorhoraad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg