Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: gur
saanaho  1. Qof balaayo dhaxalsiin. 2. Qof uurka cadaawad ugu hayn.
saancad  ld saancaddaale; saancaddo.
saancaddaale  Qof nasiib xun (tag xun); bacaw. ld saancad (1).
saancadde  1. Qof cago cad. 2. Qumay.
saancaddo  Tagxumo; nasiibdarro. ld saancad (2).
saandambayn  eeg saandambee.
saandambee  1. Tallaabo gaabin. 2. Ka s.: cid lala socday in yar dib uga harid.
saandambeedi  Dib u harid.
saandambeedin  eeg saandambeedi.
saangaman  ld saangan¹.
saangamid  eeg saangan¹.
saangamnaan  ld saangannaan.
saangamnaansho  ld saangamnaan.
saangan1  Qof sixir uu kaga cararo meel uu joogay ku samayn. saangan2  Wax sixir ka dheereeya meeshii uu joogay lagu sameeyey ahaansho. saangannaan  eeg saangan². ld saan-gamnaan, saangaamnaansho, saangan-naansho.
saangannaansho  ld saangannaan.
saangur  ld soongur.
saani  Macsilow.
saanifad  ld saniifad.
saanqaad1  1. S. ah: ilmo socod-barad ah. 2. Habka qofku u tallaabsado. 3. ld saaqaadid. saanqaad2  1. Ilmo yar socod billaabid. 2. Cid meel ka tegeysa socod billaabid. 3. Cid meel ay joogtay si ay uga tagto sixir ku samayn. saanqaadid  eeg saanqaad². ld saan-qaad¹ (3).
saanqaaf  Dedka sare ee aqalka. ld saqaf.
saanreeb  1. Cudur geela ku dhaca oo tabar-yaraan ku reeba. 2. S. ah: neef geel ah oo caato ah.
saanyasho  eeg saanyo. ld saanyood.
saanyid  ld saamiyid.
saanyo  Hanti saami ku qaybsasho. ld saanyoo.
saanyoo  ld saanyo.
saanyood  ld saanyasho.
page : 1288 of 1584
<< < 1283 1284 1285 1286 1287 1288 1289 1290 1291 1292 1293 > >>

 

Exit mobile version