Saanaho

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-hday, -hatay)

1. Qof balaayo dhaxalsiin. 2. Qof uurka cadaawad ugu hayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saanaho

saanahasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg