raysmaggaarto
(m.dh)

Cagta hoose meesheeda godan ee aan dhulka taaban marka qofku soconayo. ld raysmag-gaadho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raysmaggaarto

raysmaggaadho [m.dh]
ld raysmaggaarto.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg