ilka-adag Nooc kalluunka ka mid ah.
ilkacaddayn eeg ilkacaddee.
ilkacaddee Qosol yar iyo farxad ilkaha ka muujin.
ilkaddawaco (daaw.) Cudur ilkeed, caruurta yaryar ku dhaca marka ilkaha u soo baxayaan; ilkow. ld ilkow.
ilkaysad ld ilkaysasho.
ilkaysasho eeg ilkayso. ld ilkaysad, ilkaysi.
ilkaysi ld ilkaysasho.
ilkayso 1. Ilko yeelasho. 2. Meel la qabsasho.
ilkow ld ilkaddawaco.
ilku-leeble Qof la aaminsan yahay inuu nafleyda isha wax ku yeeli karo.
ilkuwareerto ld ilikuwareertay.
illa' Wax hal il lahayn ah.
illa'aan eeg illa'. ld illa'aansho.
illa'aansho ld illa'aan.
illaa Eray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (2).
illaabid ld illoobid.
illaacayn eeg illaacee.
illaacaysad ld illaacaysasho, illaacaysi.
illaacaysan Wax illaaco ku dhacday ahaansho.
illaacaysasho eeg illaacayso. ld illaacaysad, illaacaysi.
illaacaysi ld illaacaysasho.
illaacaysnaan eeg illaacayso. ld illaacaysnaansho.
illaacaysnaansho ld illaacaysnaan.
illaacayso Cid il wax ku yeelid.
illaacee Ilay; cunid; dhabataysasho.
illaaco Waxyeello la aaminsan yahay inay ka timid il dad; dhabato; il.
illaawid ld illoobid.
illan Wax kabo gashan ahaansho.
illanaan eeg illan. ld illanaansho.
illanaansho ld illanaan.
page : 14 of 43
<< < 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 > >>