Ilkacaddee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Qosol yar iyo farxad ilkaha ka muujin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilkacaddee

ilkacaddayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg