Ilkaddawaco

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Cudur ilkeed, caruurta yaryar ku dhaca marka ilkaha u soo baxayaan; ilkow. ld ilkow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilkaddawaco

ilkow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg