saynisyahannimo Saynisyahan ahaan-sho.
saynsaab1 1. Wax, wax daboola kuna heeran. 2. Isugeynta aqoonta, siyaasadda, xiriirka bulshada, dhaqanka iwm oo u horseedaya dhaqaaluhu in uu kobco. saynsaab2 1. Wax daboolid. 2. Wax dabid. saynsaabasho eeg saynsaabo.
saynsaabid eeg saynsaab².
saynsaabo Wax saynsaab u samaysasho.
saynwaraari1 Dabaruxidda xoolo ugaar iwm sameeyaan. saynwaraari2 Ugaar, xoolo iwm dabo ruxid samayn. saynwaraarin ld saynwaraaryid.
saynwaraaryid eeg saynwaraari². ld saynwaraarin.
sayr Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.
sayran Wax la sayray ahaansho.
sayras (c.cimi.) Daruur maraysa joog sare oo waslad waslad ah, oo muuqaal ahaan jilicsan una eg baalal.
sayri ld sayr.
sayrid eeg sayr. ld sayrin.
sayrin ld sayrid.
sayrnaan eeg sayran. ld sayrnaan-sho.
sayrnaansho ld sayrnaan.
sayruukh Qalab la gamo, aad u dheereeya oo hawlo kala duwan loo adeegsado. ld saaruukh.
saytobalaasam (baay.) Walax xab oo kale ah oo ku wareegsan bu'da unugga.
saytooloji (baay.) Barashada unugga.
saytoosiin (baay.) Waxa laga soo dhiran dhiriyey bayrimidiin. Waa mid ka mid ah qaybaha ugu muhiimsan ee salka u ah niyukiyootaydh iyo asiidh bu'eedyada DNA iyo RNA..
se Erey kala xiriir fura laba tixood, wuxuuna gadaal uga nudmi karaa xiriiriyaal kale sida “amase”, “laakiinse”, iwm. Tus. “Adigu bax aniguse waan joogayaa”.
seben ld saman.
sebi Ilmo; caruur; cunug.
sebinnimo Sebi ahaansho.
sed Qayb cunto ah oo Ilaah nafley calaf uga dhigo. ld sad¹.
sedbursad ld sedbursasho.
sedbursasho eeg sedburso. ld sed-bursad, sedbursi.
sedbursi ld sedbursasho.
page : 1326 of 1584
<< < 1321 1322 1323 1324 1325 1326 1327 1328 1329 1330 1331 > >>