Sayr
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sayr ↴
dhibi | dhibidhiso | diid | diiddan | diiddo | farasayr | farasayrid | filiq | foontaano | gacansayr |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg