Saynsaab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-byo, m.dh)

1. Wax, wax daboola kuna heeran. 2. Isugeynta aqoonta, siyaasadda, xiriirka bulshada, dhaqanka iwm oo u horseedaya dhaqaaluhu in uu kobco.


Saynsaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Wax daboolid. 2. Wax dabid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saynsaab

saynsaabasho | saynsaabid | saynsaabo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg