Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: muqmadaysnaan
semifaynal  Tartan isboorti oo kooxo badani ka qaybgalaan wareeggiisa labaad.
senen  ld sanan.
senge  Orgi ama faras la dhufaanay oo cayillan. ld sange.
senti  Lacag sanuud ah midka ugu qiimo yar; dhururuq. ld santi.
sentiimitir  Mitir boqol meelood loo qaybiyey meeshiis. ld shen-tiimitir.
serbi  Ul yar oo jilicsan; dhenged.
serenji  Ku-xigeenka naakhuudaha markabka ama doonta.
serged  ld sargad.
sergedayn  ld sargadayn.
sergedaysan  ld sar-gadaysan.
sergedaysnaan  ld sargadaysnaan.
sergedaysnaansho  ld sargadays-naan.
sergedee  ld sarga-dee.
seri  Dun xasaw ah, oo dharka qaarki ama alaabo kaleba lagu qurxiyo; tel.
seriir  ld saliid.
serji  Wax fidsan dhinaca uu ku dhammaado; af; qar.
setembar  Sanadka masiixiga ah bishiisa sagaalaad.
seylad  ld saylad.
seyle  Nooc ka mid ah halaqa ciidda u eg, booda oo halis ah; good; cawladile.
seylici  1. Qayb ka mid ah dariiqada qaadiriyada. 2. Nooc ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo jiib iyo jaan leh, oo ragga iyo dumarkuba wada cayaaraan.
seytuun  1. Geed la beerto oo miro kulkulucsan oo khudrad ahaan loo cuno dhala. 2. Miraha geedka seytuunku dhalo.
sha'ni  Si; xaal; ged; alab.
shaab  1. Nin dhallin yar oo xoog leh. 2. Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
shaabbad  Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.
shaabbadayn  eeg shaabbadee. ld shaabbadays, shabbadayn, shabbadays, shabbayn.
shaabbadays  ld shaabbadayn.
shaabbadaysan  Dukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan, shabbaysan.
shaabbadaysasho  eeg shaabbadayso. ld shabbadaysasho, shabbaysasho.
shaabbadaysnaan  eeg shaabbaday-san. ld shaabbadaysnaansho, shabba-daysnaan.
shaabbadaysnaansho  ld shaabba-daysnaan.
page : 1331 of 1584
<< < 1326 1327 1328 1329 1330 1331 1332 1333 1334 1335 1336 > >>

 

Exit mobile version