Shaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

1. Nin dhallin yar oo xoog leh. 2. Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaab

jeedal | niishaab | niishaab | niishaaban | niishaaban | niishaabid | niishaabmid | niishaabnaan | niishaabnaansho | niishaabtamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg