Seyle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Nooc ka mid ah halaqa ciidda u eg, booda oo halis ah; good; cawladile.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seyle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg