Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: muqmadaysnaan
sharqartirad  ld shanqartirasho.
sharqartirasho  ld shanqartirasho.
sharqartiro  ld shanqartiro.
sharrax1  1. Alaabooyin yaryar oo guryaha lagu qurxiyo. 2. (-xyo, m.dh) Qori lagu celiyo shukaanta markabka. sharrax2  1. Qalab meel ku qurxin. 2. Cid jago sare in loo doorto u magacaabid. sharraxaad  Qurxinta meel lagu qurxiyo nalal, dhar, qalab iwm. ld sharra-xid.
sharraxan  1. Meel wax qalab lagu qurxiyey ahaansho. 2. Cid doorasho u magacaaban ahaansho.
sharraxid  eeg sharaax². ld sharra-xaad, sharrixid.
sharraxnaan  eeg sharraxan. ld shar-raxnaansho.
sharraxnaansho  ld sharraxnaan.
sharrib1  Jarrib; tijaabo; holis; baxnaanis. ld shirrab¹. sharrib2  1. Wax qabashadooda isku dayid. 2. Wax tijaabin. ld shirrab². sharribaad  1. Isku dayidda la isku dayo wax samayntooda. 2. Tijaabinta wax la tijaabiyo. ld sharribid.
sharriban1  Wax la sharribay noqosho. ld shirraban¹. sharriban2  Wax la sharribay ahaansho. ld shirraban². sharribasho  eeg sharribo. ld shirrabasho.
sharribid  eeg sharrib². ld sharribaad, shirrabaad, shirrabid.
sharribmid  eeg sharriban¹. ld shir-rabmid.
sharribnaan  eeg sharriban². ld sharribnaansho, shirrabnaan, shirrab-naansho.
sharribnaansho  ld sharribnaan.
sharribo  Wax waxtar-kiisa, kartidiisa iwm hubsasho. ld shir-rabo.
sharrif  Cid xushmayn.
sharrifid  eeg sharrif.
sharriir  ld shariir.
sharrixid  ld sharraxid.
sharuur  Iniino bun oo subag ama saliid lagu dubo oo korka la marsado lana cuno.
sharxid  eeg sharrax². ld sharaxid, sharixid.
shataar1  Sh. ah: qof arrimihiisa ganacsi fulin og oo xeelad iyo baraarugsanaan daran wax ku meel marsada. ld shitaar¹. shataar2  Arrin si shataaradi ku jirto u fulin. ld shitaar². shataarad  1. Naag arrimaheeda ganacsi fulin og oo xirrib (xeelad) iyo baraarugsanaan daran ku meel-marsata. 2. Xirribta iyo baraarugsanaanta arrimaha ganacsi iwm lagumeel-mariyo. ld shitaa-rad.
page : 1346 of 1584
<< < 1341 1342 1343 1344 1345 1346 1347 1348 1349 1350 1351 > >>

 

Exit mobile version