Sharrib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Jarrib; tijaabo; holis; baxnaanis. ld shirrab¹.

Sharrib

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Wax qabashadooda isku dayid. 2. Wax tijaabin. ld shirrab².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharrib

sharribaad | sharriban | sharriban | sharribasho | sharribid | sharribmid | sharribnaan | sharribnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg