Sharribo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

Wax waxtar-kiisa, kartidiisa iwm hubsasho. ld shir-rabo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharribo

sharribasho | shirrabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg