Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: faajafaajo
shirrab1  ld sharrib¹. shirrab2  ld sharrib². shirrabaad  ld sharribid.
shirraban1  ld sharriban¹. shirraban2  ld shar-riban². shirrabasho  ld sharribasho.
shirrabid  ld sharribid.
shirrabmid  ld sharribmid.
shirrabnaan  ld sharrabnaan.
shirrabnaansho  ld sharrabnaan.
shirrabo  ld sharribo.
shirsan  Wax shir isugu yimid ahaansho.
shirsanaan  eeg shirsan. ld shirsa-naansho.
shirsanaansho  ld shirsanaan.
shirweyne  Kulan wufuud badani issugu yimaadaan oo ka wada hadlaan arrimo muhiim ah oo wejiyo badan leh.
shishac  Ood neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u gaarin; shillal. shishay s. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa ayay deg-ganyihiin”. ld shishe.
shishayn  eeg shishee. shishe s. Meel durugsan.
shishee  Wax durugsan noqosho.
shisheeye  1. Qof aan xiriir sokeeye la lahayn qolo. 2. Qof jooga dal uusan u dhalan.
shisheeye-naceyb  (c.naf) Cabsi, ama neceeb aad u qabtid dadka waddamada ka-le.
shisheeynimo  Shisheeye ahaansho.
shishlaan  ld shislaan.
shishlaansho  ld shislaan.
shislaan  eeg shilis². ld shishlaan, shishlaansho, shislaansho.
shislaansho  ld shislaan.
shitaar1  ld shataar¹. shitaar2  ld shataar². shitaarad  ld shataarad.
shitaarid  ld shataarid.
shito  Siil.
page : 1357 of 1584
<< < 1352 1353 1354 1355 1356 1357 1358 1359 1360 1361 1362 > >>

 

Exit mobile version