Marjiid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld maljiid 1. Wax dheer oo toosan. 2. ld marjiidid. ld maljiid¹.

Marjiid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Wax kala jiidid. ld maljiid².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marjiid

maljiid | maljiid | maljiidid | maljiidnaan | maljiidnaansho | marjiidan | marjiidid | marjiidnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg