Shishac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ood neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u gaarin; shillal. shishay s. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa ayay deg-ganyihiin”. ld shishe.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shishac


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg