Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: faajafaajo
shufto  Dad u banbaxay dhac, dil iyo boob.
shuftoobid  eeg shuftow.
shuftow  Shufto noqosho.
shugri1  Mahadcelin. shugri2  Ku sh.: cid u mahad celin. shugrin  ld shugriyid.
shugrinaq2  U sh.: cid u mahad celin. shugrinaqid  eeg shugrinaq².
shugrinnaq  Mahadcelinta loo mahad-celiyo qof abaal galay.
shugriyid  eeg shugri². ld shugrin.
shuhub  (c.fal) Gabal ka soo go'ay maatar adag oo soo galay gibilka qaybtiisa sare kana yimid dulalaati sare,lagana arko dhulka, ilays ka dhasha isxoqidda isaga iyo hawada uu soo dhexmarayo awgeed.
shukaami  1. Haweenay xodxodasho. 2. Qof qalqaalin. 3. Doon, markab iwm wadid.
shukaamin  eeg shukaami. ld shu-kaamis.
shukaamis  ld shukaamin.
shukaan  1. Meesha uu fariisto qofka wada baabuur, markab,dayuurad iwm. 2. Isku joog garangar ama wax u dhigma iyo xubno kale ka kooban oo gaadiidka badda, cirka iyo dhulka ninka wadaa uu adeegsado.
shukaansad  ld shukaansasho.
shukaansasho  eeg shukaanso. ld shukaansasd, shukaansi.
shukaansi  ld shukaansasho.
shukaanso  1. Hawee-ney xodxodasho. 2. Cid qalqaalsasho.
shukaysad  ld shukaysasho.
shukaysan  Naag wax shuko gashan ahaansho.
shukaysasho  eeg shukayso. ld shu-kaysad.
shukaysnaan  eeg shukaysan. ld shu-kaysnaansho.
shukaysnaansho  ld shukaysnaan.
shukayso  Haweeney shuko xirasho.
shuko  Maro badanaa midab madow leh oo dumarka muslinka ahi qaataan oo oogada dhan wada qarisa; shaadir.
shukul1  Tumidda badar kal iyo mooye lagu tumo si isha looga bixiyo. ld sukul¹. shukul2  1. Wax sukuliye ku tumid. 2. Badar si isha looga bixiyo aayar tumid. 3. Digir duban qob ka qaadid. ld sukul². shukulaato  Nooc macmacaanka ka mid ah oo midab bunni ah leh lana cuno.
shukulan1  Nooc maansada ka mid ah oo markii la qaadayo lacayaaro.
page : 1360 of 1584
<< < 1355 1356 1357 1358 1359 1360 1361 1362 1363 1364 1365 > >>

 

Exit mobile version