Shukaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-mmo, m.l)

1. Meesha uu fariisto qofka wada baabuur, markab,dayuurad iwm. 2. Isku joog garangar ama wax u dhigma iyo xubno kale ka kooban oo gaadiidka badda, cirka iyo dhulka ninka wadaa uu adeegsado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shukaan

kaan | kaanad | koodi | naqiisad | sharrax | sheellare | shukaansad | shukaansasho | shukaansi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg