Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: hiilley
shummee Cid dhunkasho. ld shummi.
shummi ld shummee.
shummin ld shummayn.
shummis ld shummayn.
shummo Calaamad dhibic ah; joogsi. ld shumme.
shunuuf Suuqadda dumarku quruxda u qaato waxyaalaha laga lulo oo lagu qurxiyo.
shuqayn eeg shuqee.
shuqee 1. Ul afkeed iwm wax ku mudmudid. 2. Badar si ishu uga baxdo aayar kal ku tumid.
shuqlan Wax la shuqliyey ahaansho. ld shuqloon.
shuqlanaan eeg shuqlan. ld shuqlanaansho, shuqloonaan, shuqloo-naansho.
shuqlanaansho ld shuqlanaan.
shuqli Cid hawl gelin.
shuqlin eeg shuqli.
shuqloon ld shuqlan.
shuqloonaan ld shuqlanaan.
shuqloonaansho ld shuqlanaan.
shuqul Shaqo; hawl.
shuraako ld shiraako.
shuraakoobid ld shiraakoobid.
shuraakow ld shiraakow.
shurbad Meseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kariyey oo badanaa soonka lagu afuro; mushaalli.
shurbadayn eeg shurbadee.
shurbadee Meseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.
shurfid ld shirfid.
shurgi Qof ishiisa laga baqayo hanti yar siin si ishiisa looga badbaado.
shurgin eeg shurgi. ld shurgis.
shurgis ld shurgin.
shuruf (1) ld shirif¹.
shuruf (2) ld shirif².
shurug 1. Wax la sharaysto. 2. Sh. ah: qof la sharaysto.
<< < 1357 1358 1359 1360 1361 1362 1363 1364 1365 1366 1367 > >>

 

Exit mobile version