Shurbad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Meseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kariyey oo badanaa soonka lagu afuro; mushaalli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shurbad ↴
mushaalli | shurbadayn | shurbadee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg