sirir2 1. Nafley suuxid. 2. Nafley ceegsamid. siriri 1. Cid suuxin. 2. Cid ceejin.
siririd eeg sirir².
siririn eeg siriri. ld siriris.
siriris ld siririn.
sirirsan Wax la siririyey ahaansho.
sirirsanaan eeg sirirsan. ld sirirsanaansho.
sirirsanaansho ld sirirsanaan.
sirkudilyayn ld sirdilid.
sirkudilyee ld sirdil.
sirkudilyo ld sirdilyo.
sirmaqabe Qof aan khayaamo aqoon oo daacad ah.
sirmid eeg siran.
sirnaan eeg siran. ld sirnaansho.
sirnaansho ld sirnaan.
siro Cid sir wax kaga qaadid.
sirooko (juqr.) Dabayl koonfareedda ka dhacda woqooyiga Afrika, Sisily (Sicilia), iyo koofurta talyaaniga, oo ka soo kacda saxaaruhu, waa kulushahay, qallalantahay, marmarka qaarkoodna waa bus miidhan.
sirqannimo Sirqo ahaansho.
sirqi Nafley si ay neeftu ugu ceshoonto cunaha xarig kaga xirid.
sirqid eeg siriq².
sirqin eeg sirqi. ld sirqis.
sirqis ld sirqin.
sirqo Qof aad u duqoobay oo tabar dhigay.
sirqoobid eeg sirqow.
sirqow Sirqo noqosho.
sirridaari Qof la aaminsanyahay in uu wax ka ogaan karo wax soo socda oo aan weli dhicin.
sirrow Qof sir badan; khayaanalow.
sirsir 1. Dowlisgoys; xariggoys. 2. S. ah: sallax; digdigo.
sirutibyayn ld sirdilid.
sirutibyays ld sirdilid.
page : 1378 of 1584
<< < 1373 1374 1375 1376 1377 1378 1379 1380 1381 1382 1383 > >>