sirqo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Qof aad u duqoobay oo tabar dhigay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sirqo

dukhuun [m.l] (-uumo, m.dh)
Dad ama xoolo aad u gaboobay oo tabar dhigay; sirqo.

sirqoobid [m.f.dh]
eeg sirqow.

sirqow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Sirqo noqosho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg