sixo1 ld saxo¹. sixo2 ld saxo². sixran Wax la sixray ahaansho.
sixranaan eeg sixran. ld sixranaan-sho.
sixranaansho ld sixranaan.
sixrid eeg sixir².
siyaabo eeg si.
siyaad Wax xaddigooda kordhid.
siyaadi Wax xaddigooda kordhin.
siyaadid eeg siyaad.
siyaadin eeg siyaadi. ld siyaadis.
siyaadis ld siyaadin.
siyaado Inta ku kororta wax xaddi-gooda hore loo ogaa.
siyaadsasho eeg siyaadso.
siyaadso Wax kor-dhisasho.
siyaakhad Qalab ka samaysan macdan qaali ah oo ay ka mid yihiin dahabka, qalinka iwm oo haweenku isku qurxiyaan; suuqad.
siyaal (jool.) Ereyga loo isticmaalay si loogu garto dhadhaabaha khafiifka ah oogada dhulka, oo uu ka mid yahay garanaytka qaaradaha hoostooda.
siyaalo eeg si.
siyaara (juqr.) (Isbaanish) silsilad dheer oo buuro ah oo leh oogo aan sinnayn, Isbeyn iyo Isbaanishka Maraykanka.
siyaarasho eeg siyaaro².
siyaaro1 1. Booqasho cid loogu tago. 2. Xus qof dhintay loo dhigo oo loogu duceeyo. siyaaro2 1. Cid booqasho ugu tegid. 2. Qof dhintay xusid. siyaasad 1. Hab maamul dawladeed oo lagu wado waddan gudihiisa ama dibaddiisa. 2. Laan cilmiga bulshada ka mid ah oo lagu barto hab maamulka dawladeed. 3. Basar; dhagar. ld siyaaso.
siyaasad dhaqaale Barashada habka ama qaabka ay dawlad ku wadda ama ku dhista dhaqaalaha unmadda.
siyaasad waxbarasho (siyaa.) Barashada habka ama qaabka ay dawlado ku waddo nidaamka waxbara-shada, iyo ujeeddoyinkiisa.
siyaasadayn eeg siyaasadee. ld siyaasadays.
siyaasadays ld siyaasadayn.
siyaasadee 1. Cid siyaasad kula dhaqmid. 2. Cid khayaa-mayn.
siyaasi 1. Qof cilmiga siyaasadda yaqaan kuna shaqeeya. 2. Qof si xirfad leh arrimaha u maareeya.
siyaaso ld siyaasad.
page : 1380 of 1584
<< < 1375 1376 1377 1378 1379 1380 1381 1382 1383 1384 1385 > >>