Siyaasi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iin, m.dh)1. Qof cilmiga siyaasadda yaqaan kuna shaqeeya. 2. Qof si xirfad leh arrimaha u maareeya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siyaasi ↴
aydiyolooji | casilaad | diblomaasi | xisbi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg