Siyaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(jool.) Ereyga loo isticmaalay si loogu garto dhadhaabaha khafiifka ah oogada dhulka, oo uu ka mid yahay garanaytka qaaradaha hoostooda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siyaal

saar | buuri | dhir-abaareed | miis | miisad | racayn | shaanis | siima | sixirfuryo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg