Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: sibirayn
lacanad (2) ld nacalad².
lacanadayn ld nacaladeyn.
lacanadee ld nacaladee.
lacanadeyn ld nacaladeyn.
lacanadeysan ld nacaladeysan.
lacanadeysnaan ld nacaladeysnaan.
lacanadeysnaansho ld nacaladeysnaan.
lacanadid ld nacaladid.
lacanadoobid ld nacaladoobid.
lacanadow ld nacaladow.
laciif (1) l. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.
laciif (2) Nafley tabaryarayn. ld daciif², liciif².
laciifad Qof dumar ah oo aad u tabar yar. ld daciifad.
laciifi Wax laciif ka dhigid (nafley, feynuus iwm). ld daciifi, liciifi.
laciifid eeg laciif². ld daciifid, liciifid.
laciifin eeg laciifi. ld daciifin, daciifis, laciifis, liciifin, liciifis.
laciifis ld laciifin.
laciifsan Wax tabar yar ahaansho. ld daciifsan.
laciifsanaan ld daciifsanaan, daciifsanaansho, laciifsanaansho.
laciifsanaansho ld laciifsanaan.
laciin Qof dagaal, khayaano iyo diradiro badan.
laclac (1) ld dakhaakhul¹.
laclac (2) ld dakhaakhul².
laclacid eeg laclac².
lacnad (1) ld nacalad¹.
lacnad (2) ld nacalad².
lacnadee ld nacaladee.
lacnadeyn ld nacaladeyn.
lacnadeysan ld nacaladeysan.
lacnadeysnaan ld nacaladeysnaan.
<< < 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 > >>

 

Exit mobile version