Laciif
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-fyo/-fiin, m.dh)l. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.
Laciif
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Nafley tabaryarayn. ld daciif², liciif².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laciif ↴
daciif | daciif | daciifad | daciifi | daciifid | daciifin | daciifis | daciifsan | daciifsanaan | daciifsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg