Laciifi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax laciif ka dhigid (nafley, feynuus iwm). ld daciifi, liciifi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laciifi ↴
daciifi | daciifid | daciifin | daciifis | laciifid | laciifin | laciifis | liciifi | liciifin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg