Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: mardaaddi
turjubaannimo Turjubaan ahaansho. ld turjumaannimo.
turjumaan (1) ld turjubaan¹.
turjumaan (2) ld turjubaan².
turjumaanid ld turjubaanid.
turjumaannimo ld turjubaannimo.
turjumad ld tarjumo.
turjuman ld tarjuman.
turjume ld tarjume.
turjumid ld tarjumid.
turjumnaan ld tarjumnaan.
turjumnaansho ld tarjumnaan.
turjumo ld tarjumo.
turjun ld tarjun.
turmaag T. ah: wax ama qof si toos ah oo aan dhaqaaq lahayn u taagan.
turmaagan Wax, si toos ah oo aan dhaqdhaqaaq lahayn u taagan ahaansho.
turmaagnaan eeg turmaagan. ld turmaagnaansho.
turmaagnaansho ld turmaagnaan.
turniimo ld turaal.
turniin ld turaal.
turniinsho ld turaal.
turqan Wax la turqay ahaansho.
turqanaan eeg turqan. ld turqanaansho.
turqanaansho ld turqanaan.
turqasho eeg turqo.
turqid eeg turuq². ld turuq¹ (3).
turqo Wax mudasho.
turraaxad Maro midab leh oo sariiraha lagu goglo ama la huwado.
turub (1) Xaashiyo cayaaro badan oo kala jaad ah lagu cayaaro oo afar cuntub u qaybsan: hadhiin, dheemman, karaawil iyo isbig.
turub (2) Turub cayaarid.
turuc ld tiric.
<< < 1451 1452 1453 1454 1455 1456 1457 1458 1459 1460 1461 > >>

 

Exit mobile version