turqo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-qaday, -qatay)

Wax mudasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turqo

caano [m.l.w]
1. Hoore cad, nafaqo leh, la dhammo oo naasleyda dheddig ee irmaan ibaheeda ka yimaadda. 2. Dhacaan cad, layiig ah oo dhirta qaarkeed ka yimaadda marka la turqo.

turqasho [m.f.dh]
eeg turqo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg