turmaagan
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-gnaa, -gnayd)

Wax, si toos ah oo aan dhaqdhaqaaq lahayn u taagan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turmaagan

turmaagnaan [m.f.dh]
eeg turmaagan. ld turmaagnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg