wejigaro 1. Cid aqoonsasho. 2. Cid u eexasho.
wejiggabax Madax hoos u rogidda iyo weji kaduudka ku dhaca qof uu ka horyimid qof uu horay wax ugu dhimay; yaxyax.
wejih 1. Wax qaabilid. 2. Meel ama cid abbaarid. ld waajah, wajih.
wejihi 1. Wax, wax kale qaabisiin. 2. Cid meel ama cid kale aaddin. ld waajihi.
wejihid eeg wejih. ld waajihid, wajahid.
wejihin ld waajihin.
wejiine ld wajiine.
wejimacbuus Qof aan furfurnayan oo dad dhexgelkiisu yar yahay.
wejitub1 Wejimacbuus; wejikaduud. wejitub2 Jirxumayn darteed cid wejiga u kaduudid. wejitubid eeg wejitub².
weled 1. Beeryarada oo jirrata aadna u bararta. 2. (awlaad, m.dh) Ilmo la dhalay. 3. Kasha badarka lagu tumo.
welef Wax aad u jeclaysasho.
weli1 1. Qof mu'min ah oo Ilaah ka baqa. 2. Qof ay saaran tahay mas'uuliyadda xaas meel deggan. ld wali. weli2 1. Ilaa hadda. 2. kol kale; haddana; misana. 3. Waa w.gay: abidkay, kolna. welinnimo Weli ahaansho.
welwel1 ld walwal¹. welwel2 ld walwal². welwel-dheeraad (c.naf.) Welwel ka qabid shaqada jirka iyo caafimaad darro la mala awaaley. Waxay keeni kartaa cudur mas-kaxeed qofka naftiisa naafeeya. Noocyada khatarta ah waxa jira himadjab caafimaad darro, oo sida badan ay sabab u tahay qalbi jabka joogtada ah.
welweli ld walwali.
welwelid ld walwalid.
welwelin ld walwalin.
welwelsan ld walwalsan.
welwelsanaan ld walwalsanaan.
welwelsanaansho ld walwalsanaan.
werdi1 Ku celcelinta ereyo Alle loogu dhowaanayo. ld wardi. werdi2 Ereyo Ilaah loogu dhowaanayo ku celcelin. werdiyid eeg werdi².
weref1 ld waraf¹. weref2 ld waraf².
page : 1507 of 1584
<< < 1502 1503 1504 1505 1506 1507 1508 1509 1510 1511 1512 > >>