Weli

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo/awliyo, m.dh)

1. Qof mu'min ah oo Ilaah ka baqa. 2. Qof ay saaran tahay mas'uuliyadda xaas meel deggan. ld wali.


Weli

Qaabnaxa: Magac Falkaab | Noun Adverb Isrogrogga:

1. Ilaa hadda. 2. kol kale; haddana; misana. 3. Waa w.gay: abidkay, kolna.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weli

daabad | na | aalo | taadhisaar | laaban | baacug | daabbad | eebbe | eedaysane | jabad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg