xag3 Ciddiyaha, ilkaha iwm cid wax ku yeelid (xagasho). ld xago. xagaa1 1. Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo dayrta; xilliga xagaayadu da'do. ld xa-gaay. xagaa2 (c.fal.) Loolka dhexe, waa xilliga ku xiga guga, xiddigis ahaanna waxa loo tixgeliyaa inuu ku beegan yahay kubbad badhka min hornaqa xagaaga (21 juun) ilaa caano maallada isle eg ee dayrta (21 sebtember). xagaabbax ld kulayle.
xagaaf1 Dhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn. xagaaf2 Kabo harag ka sa-maysan oo duug ah. xagaaf3 Wax siman ka dhigid (dhul). xagaafayn eeg xagaafee.
xagaafe Degaxaar.
xagaafee Neef xagaafo shilin, ragaad kaga gurid.
xagaafi Si cagajiid ah u socosho.
xagaafid eeg xagaaf³.
xagaafin eeg xagaafi. ld xagaafis.
xagaafis ld xagaafin.
xagaafo Bir xalleefsan, godan oo xoolaha shilinta, ragaadka iwm looga guro.
xagaal 1. Guggub. 2. Fandhaal dheri x. looga hoolo.
xagaali Dheri xagaal ka hoolid.
xagaalin eeg xagaali. ld xagaalis.
xagaalis ld xagaalin.
xagaalsasho eeg xagaalso.
xagaalso Dheri xagaal ka hoolasho.
xagaay ld xagaa.
xagaayo 1. Roob ka da'a xeebaha gobollada koofureed. 2. Xilliga roobkaasi da'o.
xagafsasho eeg xagaafso.
xagafso Tallaabo xooggan ku socosho (qof).
xagaggaro Nooc cawska ka mid ah. ld xaqaggaro.
xagaggeli U x.: labo qof oo isku dhinac ah, keli ula legdamid; midba xag u deyn.
xagaggelin eeg xagaggeli.
xagal1 1. Lowga laabatadiisa dibadda u jeedda oo kolka la fariisto ama lugta la laabo, isku laabanta. 2. Labo xarriiqood oo toostoosan oo meel isugu yimaada iyo qaabka ay u yeelaan korka ama meesha u dhexaysa. xagal2 (xis.) Saxan ka samayma ratibaadda laba xarriigood (dhinacyo ama gacmo) oo ku kulma bar lagu magacaabo geeska xagasha. Halbeegga waa darajo ama gacansin.
page : 1523 of 1584
<< < 1518 1519 1520 1521 1522 1523 1524 1525 1526 1527 1528 > >>