Xagaa
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-aayo, m.dh)1. Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo dayrta; xilliga xagaayadu da'do. ld xa-gaay.
Xagaa
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-aayo, m.dh)(c.fal.) Loolka dhexe, waa xilliga ku xiga guga, xiddigis ahaanna waxa loo tixgeliyaa inuu ku beegan yahay kubbad badhka min hornaqa xagaaga (21 juun) ilaa caano maallada isle eg ee dayrta (21 sebtember).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagaa ↴
naaf | xagaabbax | xagaaf | xagaaf | xagaaf | xagaafayn | xagaafe | xagaafee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

