Liilan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-mmo, m.dh)

Dun dhuuban, miiqan oo wax lagu tosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liilan

liilansan | liilansanaan | liilansanaansho | miiq | xug |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg