Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: umaamadan
xallin (1) eeg xalli².
xallin (2) eeg xalli³. ld xallis.
xallis ld xallin².
xallisan (1) Wax la xalliyey noqosho.
xallisan (2) Wax la xalliyey ahaansho.
xallismid eeg xallisan¹.
xallisnaan eeg xallisan². ld xallisnaan-sho.
xallisnaansho ld xallisnaan.
xalnaan eeg xalan. ld xalnaansho.
xalnaansho ld xalnaan.
xalus Laab weyn oo baruur duuban ah oo dadka shilis, siiba dumarku, xuddunta hoos-teeda ku yeeshaan. ld xulus.
xaluul ld xuluul.
xaluulad ld xuluulasho.
xaluulasho ld xuluulasho.
xaluulo ld xuluu-lo.
xalwad Cunto macaan oo laga sameeyo sankor, subag, warango, bur iwm oo la cuno.
xalwo ld xalwad.
xalxal (1) Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan.
xalxal (2) Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho.
xalxali Wax xalxalay ka dhigid (nabar).
xalxalid eeg xalxal².
xalxalin eeg xalxali.
xamaal (1) ld xammaali.
xamaal (2) ld xam-maal².
xamaali ld xammaali.
xamaalid ld xammaalid.
xamaalinnimo ld xammaalinnimo.
xamaamo ld xamaan.
xamaan Alaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xamaamo.
xamaar Ciid dhexdeeda wax ka raadin.
<< < 1523 1524 1525 1526 1527 1528 1529 1530 1531 1532 1533 > >>

 

Exit mobile version