Xalxal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan.

Xalxal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xalxal

xalxali | xalxalid | xalxalin | busteeki | carbar | kabrar | karaab | rafaasad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg