Xalwad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cunto macaan oo laga sameeyo sankor, subag, warango, bur iwm oo la cuno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xalwad

xalwo | macaan | macmacaan | warango |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg